4/19/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Axad, Jan 19, 2020
Guddiga doorashada madaxweynaha Galmudug oo lagu dhawaaqay

 

Axad, Janaayo, 19, 2020 (HOL)-Kaddib kulan degmada Dhuusa-Mareeb ay ku yeesheen Baarlamaanka 2aad ee dowlad gobolleedka Galmudug ayaa looga dhawaaqay Guddiga doorashada madaxwyenaha iyo ku-xigeenkiisa Galmudug.

Guddigan ayaa ka kooban 13 xubnood oo laga soo dhax xulay xubnaha Baarlamaanka kuwaa oo ka soo shaqeyn doona jadwalka doorashada madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmudug iyo ku-xigeenkiisa. :-

Magacyada Guddiga :-

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]