4/19/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Dec 2 , 2020
Midowga Musharixiinta '' Dowladda olole doorasho ayeey u isticmaaleysaa hoos u dhigista xiriirka Kenya

 

Arbaco, December, 02, 2020 (HOL) - War ka soo baxay kulan magaalada Muqdisho ay ku lahaayeen midowga musharixiinta doorashada Soomaaliya ayaa uga digay dowladda Soomaaliya in ay olole siyaasadeed u isticmaasho sida ay hadalka u dhiggeen xiriirka dowladdaha dariska.

Qoraalka ka soo baxay musharixiinta ayaa lagu sheegay in dowladda uu madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo olole siyaasadeed u isticmaaleyso hoos u dhigista xiriirka Kenya, kaddib markii ay dhawaan dalka ka eriday safiirkii Kenya u joogay Soomaaliya.

Hoos ka akhriso

 

Cabdiraxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]