4/25/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, Aug 12, 2020
Madaxweynaha Puntland oo Booqasho ku jooga dalka Jabuuti

Arboco, Agoosto 12, 2020 (HOL) - Madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullahi Dani iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Jabbuuti, ee caasimadda dalkaasi.

Socdaalka safarka ayaa wararku waxay sheegayaan in uu la xiriiro iskaashiga labada dakadood ee Bosaasao iyo Jabuuti 

Waftiga la socdo madaxweynaha ayaa sidoo kale inoo xaqiijiyay in safarkaan madaxweynaha iyo waftigiisu uu qaadan doono maalmo kooban. Faahfaahinta ku saabsan safarkaan Madaxweyne Deni oo dhammeystiran dib ayaan idiin kala soo socodsiin doonnaa idinka Alle.

Mohamud Dulyadeyn
Magaalada Djibouti.
[email protected]