Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Isniin, Apr 27, 2020
Suxufi lagu dhaawacay magaalada Laascaanood
Isniin, Abril 27, 2020 (HOL) - Aadan Jaamac Oogle oo ka mid ah suxufiyinta gobolka Sool ayaa dhaawac xabad ah loogu geystey magaalada Laascaanood xarunta gobolka Sool xalay maqribkii .
Suxufigan ayaa laba xabo ay kaga dheceen garabka bidix iyo gacanta, waxaana lagu dabiibayaa isbitaalka Gargaar isagoo ay xaaladiisu ka soo raynayso sida ay hawlwadeeno caafimaad noo sheegeen.
Warar is khilaafsan ayaa ka soo baxaya sababta keentay weerarka lagu dhaawacay Oogle iyadoo wararka qaar sheegayaan in muran dhexmaray uu sababay, waxaase ciidanka booliska ay qabteen ninkii falka geystey.
Suxufigan oo haatan aan u shaqayn cidna ayaa ka mid ah kuwa ugu akhlaaqda wanaagsan sida uu HOL u Sheegay Faysal Jaamac Aadan oo ah isuduwaha warfaafinta gobolka Sool.
Seynab Cabdi warsame
[email protected]
Laascaanood
Somaliland oo gubtay Qaadkii ugu horeeyay oo ciidamadu gacanta ku dhigaan
4/27/2020 3:23 PM EST
Isniin, Abril 27, 2020 (HOL) -Somaliland ayaa maanta gubtay 10kiilo garaam oo Qaad ah oo kasoo gudbay magaalada Wajaale ee kutaala xuduudaha Ethiopia.
Maamulka gobolka Hiiraan oo bilaabay dadaalo looga hortagaayo fatahaadaha webiga Shabeelle
4/27/2020 2:45 PM EST
Isniin, Abril 27, 2020 (HOL) - Maamulka gobolka Hiiraan ayaa bilaabay dadaalo ku aadan ka hortaga fatahaado laga cabsi qabo inuu geeysto webiga Shabeelle, maamulka ayaa caro-buur ka bilaabay deegaanka Hilikiliyo oo 7km dhanka waqooyi ka xiga magaalada Beledweyne.
3 qof oo maanta Muqdisho ugu geeriyootay COVID-19 iyo kiisas cusub oo laga helay meelo ay Puntland kamid tahay
4/27/2020 11:31 AM EST
Isniin, Abril 27, 2020 (HOL) - Waxa goor dhow soo baxay warbixintii maalinlaha aheyd ee wasaaradda caafimaadka oo ku aadaneyd xaaladda dalka iyo xanuunka COVID-19. Warka ayaa waxaa lagu sheegay in maanta oo qura inta la xaqiijiyay Soomaaliya ay xanuunkan ugu dhinteen 3 ruux oo bukaan ahaa.
Mareykanka iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay sidii ay isaga kaashan lahaayeen la dagaallanka COVID-19
4/27/2020 9:03 AM EST
Isniin, Abril 27, 2020 (HOL) - Wasiirka wasaaradda caafimaadka Soomaaliya Dr Fowsiya Abiikar Nuur ayaa waxey maanta wada-hadal toos ah oo khadka internet-ka ah la yeelatay madax ka tirsan dalka Mareykanka , iyadoo kala hadashay in Soomaaliya laga caawino dhinaca caafimaadka iyo la dagaallanka xanuunka COVID-19, oo tiradii ugu badneyd maanta ay ugu geeriyoodeen magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.
Miinooyin badan oo laga soo saaray waddada xiriirisa deegaannada No.50 iyo No. 60
4/27/2020 8:51 AM EST
Isniin, Abril 27, 2020 (HOL) - Ciidamada dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa sida gaarka ah ugu tababaran waxyaabaha qarxa ayaa waxey saaka ka sameeyeen gowl-gal miino baaris ah inta u dhexeysa deegaannada Number konton iyo Number lixdan ee Gobolka Shabeellaha hoose ee Koonfur galbeed ee Soomaaliya .
Ururka wacyigalinta bulshada gobolka Hiiraan oo cabasho ka muujiyay gudiga kahortaga fatahaadaha Beledweyne
4/27/2020 8:15 AM EST
Isniin, Abril 27, 2020 (HOL) - Ururka wacyigalinta iyo hormarinta gobolka Hiiraan oo ah dhalinyaro is abaabulay islamarkaana ka qeyb-qaata ololaha wacyigalinta bulshada Beledweyne ayaa cabasho ka muujiyay gudiga ka hortaga fatahaadaha Beledweyne.
Muqdisho: 9 qof oo cusub oo u geeriyootay cudurka Coronavirus
4/27/2020 7:57 AM EST
Isniin, Abril 27, 2020 (HOL) - Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee Soomaaliya ayaa shaacisay inay habeenkii xalay 9 bukaan ugu geeriyoodeen cudurka Coronavirus gudaha magaalada Muqdisho.
Wuhan: Bukaanadii cudurka Coronavirus oo laga saaray isbitaalada
4/27/2020 6:15 AM EST
Isniin, Abril 27, 2020 (HOL) - Dhamaan bukaanka coronavirus ayaa laga soo saaray isbitaallada ku yaal magaalada Wuhan ee Shiinaha, halkaas oo fayraska markii ugu horreysay laga helay bishii Disembar ee la soo dhaafay, sidaana waxaa sheegay maamulka caafimaadka ee dalkaas.
Madaxweynaha Puntland oo xilkii ka qaaday taliyihii ciidanka booliiska Puntland mid cusubna magacaabay
4/27/2020 5:27 AM EST
Isniin, Abril 27, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi deni, ayaa xilkii ka qaaday taliyihii ciiddanka booliiska Puntland sareeye gaas Muxiidiin Axmed Muuse iyo labo kamid ah ku xigeenadiisa, sida lagu sheegay wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha.
Somali News
US review: Airstrike in Somalia killed, injured civilians
-
Star Tribune
4/27/2020 8:49 AM EST
An American military airstrike in Somalia more than a year ago killed two civilians and injured three others, U.S. Africa Command is acknowledging in a new report expected on Monday.
Minnesota groups bring education, supplies to fight COVID-19 to communities of color, where virus reflects state’s disparities
-
4/27/2020 8:31 AM EST
Chauntyll Allen and other volunteers have fanned out along St. Paul’s University Avenue, passing out hand sanitizer and homemade masks to anyone in need.
Coronavirus exacts heavy toll on UK's Somali community
-
Al-Jazeera
4/27/2020 8:17 AM EST
Hanna Ali, a volunteer who works with several community organisations, has been exceptionally busy since the epidemic began in the United Kingdom.
Somalia launches portal on aid flow transparency
-
Daily Nation
4/27/2020 3:30 AM EST
Somalia has launched a portal to publicise information how donor money is utilised in a bid to raise the transparency in the eyes the public and the international community.
Somalia now suffers highest COVID-19 deaths in the region as 436 contract the disease
-
HOL
4/27/2020 3:12 AM EST
MOGADISHU (HOL) - COVID-19 cases in Somalia have crossed the 400 mark as the death toll shot up to 23 in about one and half month since the global pandemic was discovered in the country.
Saudi Arabia ends death penalty for minors and floggings
-
Euronews
4/27/2020 12:31 AM EST
Saudi Arabia's King Salman has ordered an end to the death penalty for crimes committed by minors, according to a statement Sunday by a top official.
Lockdown and closure of borders did not stop coronavirus, - chief epidemiologist of Sweden
-
112 Ukraine
4/27/2020 12:16 AM EST
The chief epidemiologist of Sweden, the author of the Swedish strategy for combating coronavirus Anders Tegnell believes that the closure of borders and lockdown in Europe could not stop the spread of coronavirus, Berlingske reports.
New-car sales, used-car prices could fall by record levels due to COVID-19
-
Driving
4/27/2020 12:11 AM EST
New-car sales could drop by 25 per cent this year and your vehicle’s value fall by 17 per cent in a best-case scenario due to the COVID-19 crisis, while worst-case could see sales fall by 40 per cent, and vehicles drop by a quarter of their value.