Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Axad, Apr 26, 2020
Tirada kiisaska Coronavirus ee degaanada Puntland oo sii korortay
Axad, Abril 26, 2020 (HOL) - Tirada bukaannada uu soo ritay COVID-19 ee gudaha Puntland ayaa korortay 24-kii Saac ee la soo dhaafay, sida ay sheegeen guddiga xakamaynta cudurka Coronavirus.
Wasiirka caafimaadka Puntland Dr Jamac Farax Xasan oo ah guddoomiyaha guddigaan ayaa warbaahinta u sheegay in maanta la baaray 10 xanuunkana laga helay 4 qof.
Wasiirka Caafimaadka ayaa sheegay in tirada guud ee xaaladaha COVID-19 Puntland laga diiwaan geliyay ay noqonayso 10 ruux,
Majirto wali bukaan ugeeriyooday xanuunka.
9 kamid ah bukaanada xanuunka laga helay waxaa la diiwaan galiyay labo maalin gudaheed, waxaana u sabab ah markii Puntland loo keenay qalabkii cudurka lagu baarayay.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Madaxweynaha Hirshabeelle iyo guddoomiyaha barlamaanka oo laga gudbiyay mooshino kalsooni kala noqosho ah
4/26/2020 6:02 PM EST
Axad, Abril 26, 2020 (HOL) - Khilaaf siyaasadeed oo xoogan ayaa ka jira dowlad goboleedka Hirshabelle, khilaafkaas oo u dhexeeya madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare iyo guddoomiyaha barlamaanka maamulkaas Sheikh Cismaan Barre Maxamed.
Madaxweyne Farmaajo oo xilka ka qaaday xubno kamid ah maamulka gobolka Banaadir
4/26/2020 1:08 PM EST
Axad, Abril 26, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xilka ka qaaday masuuliyiin kamid ah maamulka gobolka Banaadir, waxaana qoraalka xil kaqaadista shaaciyay madaxda war-faafinta madaxtooyada.
Shan ruux oo maanta Soomaaliya ugu geeriyooday Coronavirus iyo kiisas cusub oo soo kordhay
4/26/2020 10:57 AM EST
Axad, Abril 26, 2020 (HOL) - Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa goor dhow sii daaysay warbixintii maalinlaha aheyd ee ku saabsaneyd xaaladda dalka iyo xanuunka COVID-19.
Maamulka gobolka Hiiraan oo shacabka uga digay fatahaadaha webiga Shabelle
4/26/2020 9:54 AM EST
Axad, Abril 26, 2020 (HOL) - Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo aay wehliyaan xubno kamid ah maamulka ayaa maanta kormeeray meelo kala duwan oo kamid ah webiga Shabeelle, wuxuuna indha-indheeyay xaalada webiga Shabeelle.
Kiiskii ugu horeeyay oo Coronavirus ah oo laga helay magaalada Jigjiga
4/26/2020 8:40 AM EST
Axad, Abril 26, 2020 (HOL) - Wasaaradda Caafimaadka ee Itoobiya ayaa sheegtay illaa iyo hadda in 41 bukaan ay ka soo kabsadeen cudurka 'coronavirus' (COVID-19).
Muslimiinta Cameroon iyo booliska oo isku dhac dhex-maray
4/26/2020 6:44 AM EST
Axad, Abril 26, 2020 (HOL) - Muslimiinta ku nool Jamhuuriyadda Cameroon iyo ciidamada booliska waddankaasi ayaa isku dhacay kadib markii laammaha nabad-gelyada ay isku dayeen iney kala diraan dad doonayay ku cibaadeysiga masaajidda, sida ay weriyeen warbaahinta maxalliga ah ee dalkaasi.
Hoobiyayaal lagu weeraray xerada Xalane oo dad rayid ah ay ku geeriyoodeen
4/26/2020 6:02 AM EST
Axad, Abril 26, 2020 (HOL) - Sida ay HOL u sheegeen ilo wareedyo lagu kalsoonyahay, waxaa saaka waabarigii weerar hoobiyayaal ah lagu qaaday xerada aadka loo ilaaliyo ee Xalane ee magaalada Muqdisho, halkaas uu ku yaalla taliska dhexe ee ciidamada AMISOM .
Xildhibaan Ilhan Cumar oo cambaaraysay weerarada lagu hayo xorriyadda saxaafadda Soomaaliya
4/26/2020 3:12 AM EST
Axad, Abril 26, 2020 (HOL) - Xildhibaan Ilhan Cumar oo Congress-ka Maraykanka ku metasha Soomaalida Minnesota ayaa cambaareysay weerarada lagu qaadayo xorriyadda saxaafadda iyo cabsi-gelinta saxaafadda Soomaalida.
Maxkamadda ICJ oo qaadday tallaabooyin lagu hubinayo sii wadidda waajibaadkeeda shaqo
4/26/2020 2:43 AM EST
Axad, Abril 26, 2020 (HOL) - Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ), ee Qaramada Midoobay, ayaa qaadday tallaabooyin lagu hubinayo sii wadidda fulinta waajibaadkeeda shaqo inta lagu guda jiro cudurka safmarka ee COVID-19.
Turkiga oo muwaadiniintiisa si kumeel gaar ah kaga daad gureeyay Soomaaliya
4/26/2020 2:12 AM EST
Axad, Abril 26, 2020 (HOL) - Dawladda Turkiga ayaa muwaadiniinteeda ku sugan Soomaaliya kala baxday sababa la xidhiidha walaaca faafitaanka cudurka Coronavirus awgiis. Bixitaankaan ayaa ah amar ka yimid madaxweynaha dalkaas.
Somali News
AU, UN compounds in Mogadishu hit by mortar shells
-
HOL
4/26/2020 9:18 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Several mortar shells landed at the UN and African Union compounds in Mogadishu Sunday morning. The militant group Al-Shabaab has claimed responsibility.
Shabaab crafts new ways to replenish funds
-
Daily Nation
4/26/2020 7:04 AM EST
Local Al-Shabaab terrorists are leading a vicious extortion ring for the Somali-based terror organisation within Kenyan borders, a security report seen by the Sunday Nation indicates.
Oppression of journalist derails progress, Rep. Omar says, urges Somali Govt’ to end attacks on journalists
-
HOL
4/26/2020 6:08 AM EST
WASHINGTON (HOL) - Somali-American politician Senator Ilhan Omar has called for an immediate end to attacks on freedom of expression by Somali Government noting oppression of journalists threaten progress.
Afro Deli delivers meals to frontline workers
-
HOL
4/26/2020 4:57 AM EST
Minneapolis (HOL) - Abdirahman Kahin, the owner of Afro Deli want's frontline healthcare workers to know that his organization supports the work they do by handing out free meals.
Plans to forge a Uhuru-Raila coalition rule
-
Daily Nation
4/26/2020 4:38 AM EST
Plans are underway to form a government of national unity that will bring on board opposition leaders like Orange Democratic Movement leader Raila Odinga, a senior Jubilee Party official confided in the Sunday Nation on Saturday.
COVID-19 takes unequal toll on immigrants in Nordic region
-
Reuters
4/26/2020 12:50 AM EST
The first person in Sadad Dakhare’s two-bedroom apartment in Oslo, Norway, to show symptoms was his 4-year-old niece. Next, his mother, his sister and he himself fell ill. Then, about a week after his niece became sick, Dakhare heard his 76-year-old father coughing heavily.
Covid-19: When ventilators run short, a $500 invention may save lives
-
Bloomberg
4/26/2020 12:43 AM EST
As hospitals scour their storerooms in search of ventilators for Covid-19 patients, Israeli inventors have proposed a solution: an open-source, build-it-yourself breathing machine that costs less than $500.
NYC Poison Control Sees Uptick In Calls After Trump's Disinfectant Comments
-
NPR
4/26/2020 12:37 AM EST
New York City says its Poison Control Center received a higher than normal number of calls in the day after President Trump speculated that injecting household disinfectants could be a coronavirus treatment.
If North Korea's Kim Jong Un dies, who will be his successor?
-
National Post
4/26/2020 12:33 AM EST
It could be his sister, but 'if Kim Jong Un dies, at the same time Kim Yo-jong also will be out, too,' said a North Korean defector
Coronavirus cases in Djibouti exceeds 1,000
-
AA
4/26/2020 12:32 AM EST
Death toll stands at 2; overall case count rises to 1,008
Saudi Arabia identifies 54 mineral-mining sites
-
Arab News
4/26/2020 12:29 AM EST
RIYADH: The Saudi minister of industry and mineral resources, Bandar Al-Khorayef, has issued seven decisions relating to the largest allocation process for mining-reserve sites in the Kingdom.
2020 Aurora Humanitarians Announced
-
Horizon Weekly
4/26/2020 12:27 AM EST
the Aurora Humanitarian Initiative hosted an online discussion to honor those who perished a century ago and celebrate modern heroes, including those fighting the global outbreak of COVID-19. In accordance with the symbolic traditions upheld by the Initiative for many years
UAE taking steps to gain control of Sudan's main port
-
Al Jazeera
4/26/2020 12:21 AM EST
Officials tell Al Jazeera Sudan transitional gov't in process of handing over Port Sudan facility to UAE giant DP World.
“Locust-19”: Africa braces for second wave amid coronavirus fight
-
Communal News
4/26/2020 12:20 AM EST
A second wave of locusts is expected to cause severe damage in Eastern Africa, two months after a group of dangerous pests invaded the region shortly before the outbreak of the coronavirus. ”It seems that those who escaped COVID-19 will face locusts,” said Akinwumi Adesina, President of the African Development Bank and former Nigerian Agriculture Minister.
Covid-19: Experts warn of potential wave of extremism
-
Daily Nation
4/26/2020 12:15 AM EST
Regional security agencies must beware of a potential new wave of violent extremism in the season of Covid-19.
Turkey repatriates it's citizens in Somalia amid COVID-19
-
HOL
4/26/2020 12:10 AM EST
Mogadishu (HOL) - The Turkish Embassy in Somalia has announced that it has begun repatriating it's citizens in the country as a precaution to prevent the spread of COVID-19, according to a statement released on Saturday.
AMISOM troops destroy al-Shabab vehicles in foiled attack
-
Xinhua
4/26/2020 12:02 AM EST
Somali and the African Union forces on Friday destroyed two al-Shabab explosive vehicles and foiled a suicide bomb attack at the AU mission’s base in Barawe city, about 270kms southwest of Mogadishu.