Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Sabti, Apr 25, 2020
Taliska Booliska Beledweyne “Talaabo adag ayaan ka qaadaneeynaa dadka furta maqaayadaha xiliga maalintii”
Sabti, Abril 25, 2020 (HOL) - Taliska Booliska Beledweyne ayaa soo saaray amar ku aadan bisha barakeeysan ee Ramadaan waxaana aay mamnuuceen inaay maqaayadaha lagu iibiyo raashinka.
Booliska ayaa sheegay inaay talaabo adag ka qaadi doonaan maqaayadaha maalintii sida dhuumaaleeysiga ah u shaqeeya.
Taliiyaha Booliska Beledweyne L/xidigle Muuse Salaad Weheliye oo goordhaw soo saaray amarka ayaa sheegay in talaabo adag laga qaadi doono cidii lagu arko ayadoo maqaayad u furantahay xiliga maalintii inta lagu guda jiro bisha barakeeysan ee Ramadaan.
“Dhamaan bulshada muslimiinta ah waxaan ku boorineeynaa inaay ka hortagaan dadka maqaayadaha furta xiliga maalintii ah, waxaa dadkaas u jeedinayaa inaay ka fogadaan, laamaha amnigu talaabo ayaay ka qaadi doonaan hadii aay amarka qaadan waayaan” ayuu yiri taliyaha Booliska Beledweyne.
Dadka muslimiinta ah ayaa ku gudajira gudashada acmaasha bisha barakeeysan ee Ramadaan. Waxaana meelaha qaar kajira dad si dhuumaleeysi ah u furta maqaayada xiliga lagu guda jiro bisha Ramadaan.
Puntland: Shan qof oo laga helay covid19 kadib markii loo keenay qalabkii baaritaanka
4/25/2020 3:26 PM EST
Sabti, Abril 25, 2020 (HOL) - Puntland ayaa caawo shaacisay inay shan qof ka heshay cudurka Coronavirus, kadib markii maanta baaritaan laga qaaday 9 qof oo kamid ahaa dadka laga helay caalamadaha cudurka Covid19.
Hay’ada Islamic Relief oo gaari Ambalaas ah gaarsiisay cisbitaalka Martiini
4/25/2020 2:29 PM EST
Sabti, Abril 25, 2020 (HOL) - Madaxda hay’ada Islamic Relief ayaa cisbitaalka Martiini gaarsiiyay gaari Ambalaas ah si loogu adeego shacabka uu soo rito xanuunka Covid19, waxaana madaxda hay’adu aay sheegeen in arinkan uu qeyb ka yahay ololaha ka hortaga Covid19.
Wasaaradda caafimaadka oo sheegtay in maanta 2 ruux ay u geeriyoodeen COVID-19 gudaha dalka, 60 xaalad oo cusubna ay soo kordheen
4/25/2020 10:58 AM EST
Sabti, Abril 25, 2020 (HOL) - War kasoo baxay wasaaradda caafimaadka ee Jamhuuriyadda fadaraalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu shaaciyay halka uu marayo xanuunka samfareenka ah ee COVID-19, kaas oo aad ugu sii fidayo gudaha Soomaaliya .
Bandowgii magaalada Muqdisho oo aad loo qafiifiyay iyo taliyahii booliska Boondheere oo xilka laga qaaday
4/25/2020 9:06 AM EST
Sabti, Abril 25, 2020 (HOL) - Taliyaha Booliska Soomaaliya Jen. Cabdi Xasan Xijaar oo shir jaraa’id goor dhow ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in xilii laga qaaday taliyaha booliska ee Degmada Boondheere , halkaas oo ay xalay askari ka tirsan booliska uu ku dilay laba qof oo rayid ah .
Xildhibaanno ka tirsan Hirshabeelle oo warqad adag u qoray Guddoomiyaha Baarlamanka Maamulkaas
4/25/2020 7:07 AM EST
Sabti, Abril 25, 2020 (HOL) - Mudanayaal ka tirsan Baarlamanka Maamulka Hirshabeelle oo gaaraya 66 mudane ayaa waxey warqad u qoreen inuu ka jawaabo Guddoomiyaha Baarlamanka Hirshabeelle Cismaan Barre Maxamed , waxeyna ka codsadeen inuu ka warceliyo eedo ay usoo jeediyeen.
Cumar Filish oo goor dhow la hadlay dibad-baxayaasha Muqdisho, kana codsaday in aan la burburin waddooyinka laamiga ah
4/25/2020 6:04 AM EST
Sabti, Abril 25, 2020 (HOL) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Caasimadda Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) ayaa waxa uu maanta kula hadlay Magaalada Muqdisho boqollaal dibad-baxayaal ah oo kasoo horjeeday fal dil ah oo uu xalay ka geystay askari ka tirsan Ciidamada Booliska Soomaaliya Isgoyska Jubba ee Degmada Boondheere.
Dowladda Soomaaliya oo soo bandhigtay askari xalay dad shacab ah ku dilay Muqdisho
4/25/2020 4:05 AM EST
Sabti, Abril 25, 2020 (HOL) - Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa xabsiga dhigay D/Le booliis Xasan Aadan Xasan ina Dahabo Maxamed Cabduqaadir, 24 jir ku dhashay Xamar deggan Hodon kana tirsan Boliiska saldhigga Boondheere.
Roob xoogan oo khasaare naf iyo maal ka gaystay magaalada Diridhabe
4/25/2020 1:12 AM EST
Sabti, Abril 25, 2020 (HOL) - Galinkii dambe ee maalinimadii shalay ayaa magaalada Diridhabe waxaa ka da'ay Roob xoogan oo khasaare naf iyo maal gaystay
Somali News
Protests erupt in Mogadishu following police killing of two civilians
-
HOL
4/25/2020 10:32 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Protests erupted Saturday in Mogadishu following the killing of two teenagers Friday night by police officers.
Djibouti sees rapid spike in COVID-19 cases
-
Anadolu Agency
4/25/2020 9:13 AM EST
Djibouti has recently witnessed a huge rise in coronavirus cases, according to media reports on Friday.
US: 'Historic' Ramadan call to prayer echoes in Minnesota city
-
Al-Jazeera
4/25/2020 9:07 AM EST
From loudspeakers on the roof of a Minnesota mosque, the Islamic call to prayer echoed for the first time ever throughout a Minneapolis neighbourhood late on Thursday as the Muslim community there prepared to begin the holy month of Ramadan.
Somali police kill 2 civilians in Mogadishu
-
Anadolu Agency
4/25/2020 6:02 AM EST
Two civilians were shot and killed by police enforcing a nightime curfew because of the coronavirus pandemic here in the capital late Friday.
He Was A Founder Of Modern Somali Music. He Died From The Coronavirus A Week Before His 92nd Birthday.
-
Buzzfeed
4/25/2020 2:37 AM EST
“All of my friends who have met him still love him. He has made a huge impact on them just from that one day they saw him.”
Djibouti expels thousands of Ethiopian migrants
-
AFP
4/25/2020 2:28 AM EST
The UN’s International Organisation for Migration (IOM) estimates that so far in April "over 2,400 migrants" have been returned from Djibouti to Ethiopia, said Yvonne Ndege, an IOM spokeswoman.
Saudi Arabia to abolish flogging - supreme court
-
BBC
4/25/2020 12:41 AM EST
Saudi Arabia is to abolish flogging as a form of punishment, according to a legal document seen by media outlets.
African nations are precariously positioned to fight Covid-19. What can they learn from Kerala?
-
The Telegraph
4/25/2020 12:38 AM EST
According to the Africa CDC there are now more than over 17,700 confirmed Covid-19 cases with over 900 deaths across 54 African countries. Many countries in this region have introduced lockdowns and strict containment measures seen across Europe to slow the spread of the virus.
Somalia: COVID-19 in places of detention
-
ICRC
4/25/2020 12:32 AM EST
Like most countries around the globe, Somalia finds itself in the throes of the COVID-19 pandemic. The number of known infections has risen dramatically in the last weeks. Sweeping public restrictions have followed suit in a bid to curb the spread of the disease.
US Airstrikes Hit All-Time High as Coronavirus Spreads in Somalia
-
The Intercept
4/25/2020 12:32 AM EST
IN THE FIRST FOUR months of this year, U.S. Africa Command has conducted more airstrikes in Somalia than it did during all of Barack Obama’s eight years in office.
Africa’s biggest airline fights for ‘survival’ amid pandemic: CEO
-
AFP
4/25/2020 12:26 AM EST
In early March, Ethiopian Airlines CEO Tewolde Gebremariam told an aviation conference in Addis Ababa the coronavirus pandemic was “a temporary problem” – comparable to a natural disaster or a spike in oil prices.