Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Jimco, Apr 24, 2020
Madaxweyne Deni oo soo dhoweeyay heshiiska Axmed Madoobe iyo siyaasiyiinta mucaaradsanaa
Jimco, Abril 24, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Puntland Siciid Deni, ayaa soo dhoweeyay heshiiskii laga gaaray khilaafkii siyaasadeed ee u dhexeeyay madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo golaha isbedeldoonka.
Madaxweyne Deni ayaa sheegay heshiiskaan inuu kusoo beegmay waqtigii ugu muhiimsanaa, isagoona dhinacyada uga mahad celiyay tanaasulka ay sameeyeen.
Madaxweynaha Puntland wuxuu dowladda federalka ugu baaqay inay soo dhoweyso heshiiskaan kana faa’idaysato isku duubnimada dowlad goboleedyada.
Deni wuxuu sheegay waqtigaan adag oo uu dalku la daalaadhacayo dhibaatooyin isbiirsaday inaanu xamili karin khilaaf sii jiitama.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Taliska Booliska oo ka hadlay askari caawa laba qof ku dilay Muqdisho
4/24/2020 3:52 PM EST
Jimco, Abril 24, 2020 (HOL) - Askari katirsan ciidanka Booliska gaar ahaan saldhiga degmada Boondheere ayaa caawa fiidkii laba qof ku dilay degmada, waxaana kadib biloowday banaanbax aay dhigeen dad ka careeysnaa dilka.
Wasaaradda Aw-qaafta iyo culimada Muqdisho oo bulshada ugu baaqay in ay taraawiixda iyo cishaha guryahooda ku tukadaan
4/24/2020 1:44 PM EST
Jimco, Abril 24, 2020 (HOL) - Wasiirka wasaaradda Aw-qaafta iyo arrimaha diinta Soomaaliya Shiikh Nuur Maxamed Xasan, wasiir ku xigeenka wasaaraddaasi iyo qaar kamid ah culimada Magaalada Muqdisho ayaa waxey maanta yeesheen kulan looga hadlayay sidii wadaaddada ay qeyb uga noqon lahaayeen la dagaallanka xanuunka COVID-19 oo ay dowladda hadda dagaal kula jirto.
124 qoys oo la gaarsiiyay deeq ka timid wasiir Sadiq Warfa
4/24/2020 1:26 PM EST
Jimco, Abril 24, 2020 (HOL) - Illaa 124 qoys oo ah kuwa danyarta ah iyo kuwo ka soo barakacay abaairihii dalka ku dhuftay ayaa maanta deeq raashin ah loogu qeybiyay degmada Galdogob ee gobolka Mudug ,iyadoo deeqda ay ka timid Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, Xildhibaan Sadiq Xirsi Warfa.
Saldhigga Mareykanka ku leeyihiin Jabuuti oo la geliyay xaalad deg-deg ah oo Caafimaad
4/24/2020 7:14 AM EST
Jimco, Abril 24, 2020 (HOL) - Dadka uu haleelayo xanuunka COVID-19 ayaa sare u kacay guud ahaan Jamhuuriyadda Jabuuti waxaana wadarta kiisaska la helay ay gaarayaan illaa iyo 985 kiis, taas oo aad uga badan waddamada Gobolka sida Kenya, Itoobiya iyo Soomaaliya .
Qaraxyo khasaaro geystay oo ka dhacay Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha hoose
4/24/2020 6:18 AM EST
Jimco, Abril 24, 2020 (HOL) - Saldhig ay deganyihiin Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Uganda ayaa waxaa lagu qaaday weerarro qaraxyo ah oo loo adeegsaday gaadiid lagusoo xiray waxyaabaha qarxa, sida ay sheegeen mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Degmada.
Madaxweyne Farmaajo oo madaxda waddamada Jabuuti iyo Qatar ka codsaday iney dalalkooda iska kaashadaan la dagaallanka COVID-19
4/24/2020 5:42 AM EST
Jimco, Abril 24, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa uu qadka taleefanka kula xiriiray dhiggiisa Jabuuti Ismaaciil Cumar, iyagoo isku soo qaaday dhibaatada xanuunka COVID-19 uu ku hayo caalamka gaar ahaan Jabuuti iyo Soomaaliya.
Wasiir Beyle "Maamul goboleedyada shuruudaha buuxiyay waa la siiyay lacagtii loogu talogalay"
4/24/2020 5:20 AM EST
Jimco, Abril 24, 2020 (HOL) - Wasiirka maaliyadda dowladda federalka Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa ka jawaabay sababta dowladda u bixin la’dahay lacagihii halka milyan ahayd ee ay u balanqaaday inay siinayso dowlad goboleedyada Soomaaliya.
RW Kheyre oo sheegay inaay maamulada gaarsiin doonaan qalab caafimaad
4/24/2020 4:21 AM EST
Jimco, Abril 24, 2020 (HOL) - Raisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ka hadlaayay barnaamijka kahortaga cudurka Covid19 ayaa sheegay inaay dhawaan sugayaan in dalka uu soo gaaro qalab caafimaad oo dowladu aay dalabtay. Waxaana uu sheegay in qalabkaas uu muhiim u yahay kahortaga cudurka Covid19.
Somali News
Two men jailed for funding terrorism
-
Met Police
4/24/2020 5:14 PM EST
Counter Terrorism Police are reminding the public to remain vigilant and always report anything suspicious after two men were jailed for a total of fourteen years’ and six months’ for funding terrorism.
Galmudug’s Qoorqoor co-opts opposition in new cabinet lineup
-
HOL
4/24/2020 5:39 AM EST
DHUSAMREEB (HOL) - Newly elected Galmudug President Ahmed Abdi Kariye has unveiled a 23 member cabinet comprising of two women.
Coronavirus 'devastating Somalia's economy'
-
BBC
4/24/2020 3:18 AM EST
Somalia's finance minister has told the BBC that Covid-19 is having a devastating effect on the economy.
'Quarantine Ramadan': Muslims across Canada prepare for unprecedented virtual holy month
-
CBC
4/24/2020 1:51 AM EST
Absent congregational prayer and gatherings, the next 30 days will be unlike what most Muslims have ever seen
Livestock prices shoot up in Abu Dhabi ahead of Ramadan
-
Gulf News
4/24/2020 1:23 AM EST
Abu Dhabi: Livestock prices have witnessed an increase at the Abu Dhabi Livestock Market in Mina Zayed, ahead of the holy month of Ramadan.
Lack of virus testing stokes fears in world's refugee camps
-
AP
4/24/2020 1:16 AM EST
There are over 70 million people worldwide who have been driven from their homes by war and unrest, up to 10 million are packed into refugee camps and informal settlements, and almost none have been tested for the coronavirus.
Pompeo says U.S. may never restore WHO funds after cutoff over pandemic
-
Reuters
4/24/2020 12:56 AM EST
WASHINGTON (Reuters) - U.S. Secretary of State Mike Pompeo said the COVID-19 pandemic shows the need to overhaul the World Health Organization, warning that Washington may never restore WHO funding and could even work to set up an alternative to the U.N. body instead.
Ramadan Message from Prime Minister Abiy Ahmed
-
Borkena
4/24/2020 12:16 AM EST
In his Ramadan Message, Abiy Ahmed encouraged Ethiopian Muslims to practice social distancing and other COVID 19 prevention measures
Somalia: Only one hospital to treat country’s COVID-19 patients
-
Al Jazeera
4/24/2020 12:14 AM EST
In Somalia, healthcare workers are facing the prospect of treating patients without adequate medical resources.