4/24/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, Aug 12, 2019
Guddi loo saaray dadkii lagu dilay magaalada Baydhabo

 

Isniin, Augusto, 12, 2019 (HOL)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xassan Maxamed Laftagareen aya guddigu saaray dadkii dhawaan lagu dilay dulleedka magaalada Beydhabo.

Guddiga oo ka kooban 9 xubnood ayaa isugu jira Wasiiro ka tirsan  Koonfur Galbeed, taliyeyaal Ciidan iyo Maamulka gobolka Baay iyo kana  degmada Baydhabo.

Dilalkii ka dhacay magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka mid ahaay dadkii  lagu dilay Cali Aadan Marguus oo ka mid ahaa Ganacsatada ugu caansan  deegaannada maamulka Koonfur Galbeed.

Hoos ka akhriso wareegtada magacaabista :

 

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]