4/20/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, Oct 30, 2019
Kulan looga hadlaayey Muhiimada Caafimaadka Dhimirka oo Birmingham UK lagu qabtay ,DAAWO VIDEO
Arbaco Oktoobar 30 2019 (HOL) Kulan Wacyigalin Bulsho ah oo looga hadlaayey caafimaadka maskaxda kaas oo soo qabanqaabisayeen dhaqaatiir Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magalaadda Birmingham UK  oo magaaladda labaad ee dalka Ingiriiska ayaa dhawaan ka dhacday,
Xanuunadda maskaxda ayaa ah mid ku badan Soomaalida qurbo joogta ah meel kasta joogaan , waxayna dhaqaatiirtaan iyo aqoon yahanadaan ay ka faalanayaan sidii wax looga qaban lahaa laysagana wacyigalin  la haa. halkaan ka daawo barnaamijkaan.
Kulan Wacyigalin Bulsho ah oo looga hadlaayey caafimaadka maskaxda kaas oo soo qabanqaabisayeen dhaqaatiir Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magalaadda Birmingham UK oo magaaladda labadd ee dalka Ingiriiska.


Siyad Said Salah
Hiiraan Online