4/26/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Dec 11, 2019
Taliska Booliska oo war ka soo saaray Khasaaraha weerarkii Hotel SYL

Arbaco, December, 11, 2019 (HOL)-Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa war saxaafadeed ka soo saaray weerarkii xalay fiidkii lagu qaaday Hotelka SYL ee ku dhow Xarunta Madaxyooyada, halkaasoo rag hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ay qaab lug ah ku galeen.

Halkaan hoose ka akhriso War saxaafadeedka ka soo baxay Booliska


Abdisalan Nor Dirie , Hiiraan Online