Isniin, November, 19, 2018 (HOL) – Guddiga Miisaaniyada, Maaliyada Qorsheynta iyo La xisaabtanka dowladda ee Golaha Shacabka ayaa hay’addaha dowladda iyo maamulka gobolka Banaadir labaduba ku eedeeyay wax is daba –marin.
Warbixin dheer oo uu guddigu soo saaray ayaa looga hadlay wax is daba marin iyo in si qaldan loo maamulay miisaaniyadda dalka laga soo bilaabo Janaayo illaa Agosto.
Akhriso Warbixinta Guddiga :
C/raxmaan Diini, Hiiraan Online [email protected]