4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Jan 3 , 2018
War deg-deg ah: Seddex Wasiir oo Xilalkii laga qaaday

 

Arbaco, Janaayo, 03, 2018 (HOL) - Warar xogogaal ah oo soo gaaray xaruunta HOL ayaa sheegaya in xilalka ay hayeen laga qaaday:

a) Yusuf Garaad Cumar – Wasiirkii arrimaha dibadda waxaa lag beddelay Danjire Axmed Ciise Cawad oo ah safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Mareykanka

b) Cabdi Faarax Juxa - Wasiirka arrimaha gudaha. Waxaa lagu beddelay Injineer Cabdi Maxamed Sabriye oo ah ganacsade in mudda ah ku nool dalka Kenya.

c)Khadra Axmed Ducaale -Wasiiradda Ganacsiga. Waxaa lagu beddelay Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo horay u ahaa wasiirka warfaafina

Wixii ku soo kordha isbeddelkaan cusub, kala soco Hiiraan Online.

Ibrahim Baafo
[email protected]