4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Talaado, Jan 2 , 2018
Aqalka sare oo War ka soo saaray weerarkii lagu qaaday Guriga CabdiQeybdiid

 

Talaado, Janaayo, 02, 2018 (HOL) – Guddoonka Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa War ka soo saaray weerarkii lagu qaaday Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid uu ka degen yahay magaalada Muqdisho.

War ka soo baxay Guddoonka Aqalka sare ayaa lagu amray wasaaradda Gaashaandhiga si deg deg ah u horgeyso maxkamada ciidamadii ka danbeeyay weerarka.

Akhriso Warka ka soo baxay guddoonka Aqalka sare :

 

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]