4/19/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Sabti, Dec 15, 2018
Xildhibaanno taageersan madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho ku shiray

 

Sabti, December, 15, 2018 (HOL) – Xildhibaannada tiradooda lagu sheegay 135 mudane oo kulan qado ah ku yeeshay Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho ayaa siweyn uga soo horjeestay mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha dowladda Soomaaliya.

Xildhibaannada kulanka ka hadlay qaarkood ayaa sheegay in Mooshinka uu buray, waxaana ay codsadeen dib loo furo kulamadii Golaha Shacabka, dhinaca kalana waxaa ay eedeymo culus u jeediyeen guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo hadda degan hotel gaar loo leeyhay kaddib markii uu isaga soo guuray xarunta madaxtooyada Soomaalyia.

Xildhibaannada ayaa ugu danbeyntii soo saaray Bayaankan hoose ku qoran :

 

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]