Talaado, December, 11, 2018 (HOL)-Qoraal ka soo baxay xoghayaha Golaha Shacabka Cabdikariin Xaaji Cabdi Buux sidoo kale-na loo diray guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa lagu sheegay in uu buray sharciyan mooshinkii laga keenay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
C/raxmaan Diini, Hiiraan Online [email protected]