4/19/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, Dec 10, 2018
Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo taageeray Mooshinka laga keenay Madaxweynaha
Isniin, December, 10, 2018 (HOL)–War Saxaafadeed kasoo baxay golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa lagu taageeray mooshin ay mudaneyaal ka tirsan baarlamanka dalka ka gudbiyeen madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Max'ed C/laahi Farmaajo, kaasoo uu qabtay gudoomiyaha Baarlamanka.

Halkan hoose ka aqriso war-saxaafadeed kasoo baxay golaha:



Xasan Nuur, Hiiraan Online
[email protected]
Kismaayo-Soomaaliya.