4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Sabti, Apr 7 , 2018
Ganacsade goor dhaw lagu dilay Laascaanood

 

Sabti, April, 07. 2018 (HOL) -Dad ku dhawaa goobta falku ka dhacay ayaa sheegay in xili uu Salaada cishe ka soo baxay kuna soo dhawaa meheradii uu lahaa ay dabley aan la garaneynin rasaas ku fureen..

Maxamed Jaamac oo ka mid ah ehelada marxuunka ayaa HOL u sheegay in uu geeriyoodey balse waa uu noo xaqiijin kari waayey sida ay wax u dheceen.

Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay ciidanka amniga oo haatan baadhitaano ka wada meelihii wax ka dheceen.

Seynab Cabdi Warsame

[email protected].

Laascaanood G sool