4/23/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Apr 18, 2018
War Murtiyeed laga soo saaray Shirkii Wasiiradda waxbarashadda ee ka socday Dhuusa-mareeb

 

Arbaco, April, 18 , 2018 (HOL) -  Kulan Wasiirada Waxbarashada Dowlada Federaalka iyo Dowlad goboleedyada oo markii ugu horeysay  ka dhacay degmada Dhuusa-mareeb ayaa laga soo saaray War-murtiyeed

Shirkaan  waxaa marti-galisay Wasaaradda Waxbarashada  Galmudug, waxaana ka qeyb galay inta badan Wasiiradda waxbarashadda maamul goboleedyadda.

Akhriso Warka laga soo saaray shirka :

 

Abdisalan Nor Dirie

[email protected]