4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Sabti, July 15, 2017
Daawo Khudbadaha Madaxweynaha Jubaland iyo Raysul wasaare Khayre ka jeediyeen xafladdii sagootinta
Sabti, July, 15, 2017 (HOL) –Raysul wasaare Xasan Cali Khayre iyo xubnaha golihiisa wasiirada ee ku sugnaa Kismaayo ayaa xalay xaflad isugu jirtay soo dhaweyn iyo sagootin loogu sameeyay aqalka martida Jubaland ee magaalada Kismaayo.

Xafladda ayaa waxaa heeso wadani ah ka qaaday fanaaniinta Jubaland iyo qaar kamid ah fanaaniinka qurbajoogta ah ee Soomaaliyeed oo ku sugnaa Kismaayo.

Halkan ka daawo Khudbadihii madaxda;

Xasan Nuur, Hiiraan Online
[email protected]
Kismaayo-Soomaaliya.