4/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Nov 29, 2017
Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo goor dhaw lagu dhawaaqay

 

Arbaco, November, 29, 2017 (HOL) – Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goor dhow ku dhowaaqay gole wasiir oo ka kooban 57 xubnood.

Golaha wasiirada cusub waxaa ka dhax muuqday xubno horay xilal uga soo qabtay dowladdihii dalka soo maray.

Golaha Wasiirada ayaa waxa ay ka kooban yhiin 20 wasiir 20 wasiir ku xigeen iyo 17 Wasiiru dowle.

Akhriso magacyada xubnaha gollaha Wasiirada cusub

 

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]