4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, Nov 23, 2017
Maamulka Gal-Mudug oo ku Baaqay in Cadaaladda la mariyo askari Muqdisho ku dilay xildhibaan Guuleed

Khamiis, November, 23, 2017 (HOL) –Maamulka Gal-Mudug ayaa tacsi u diray ehelada iyo Qaraabada xildhibaan Maxamed Cabdi Guuleed oo shalay galinkii danbe lagu dilay magaalada Muqdisho ee caasimadda Somalia.

Sidoo kale Galmudug ayaa dalbatay in Cadaalad la horkeeno gacan ku dhiiglaha ka dambeeyay dilka Xildhibaanka , xilli dowladda Somalia ay wad-do baaritaano la xiriira sida uu dilkani u dhacay.


Faysal M. Hassan
[email protected]