4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Nov 22, 2017
Gollaha Iskaashiga maamul gobolleedyada oo dalbaday in la hakiyo ansixinta handise shaciyeedyada

 

Arbaco, November, 22, 2017 (HOL) – Qoraal ka soo baxay gollaha Iskaashiga maamul gobolleedyada ayaa lagu dalbaday in la hakiyo dhamaanba ansixinta Hindise Sharciyeedyada xukuumaddu ay horgeysay baarlamaanka inta laga wada tashanayo.

Warqad ka soo baxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo uu ku saxiixnaa Guddoomiyaha Golaha ahna Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa ku taariikheysneyd 14-kii bishan.

Akhriso Qoraalka ka soo baxay gollaha Iskaashiga maamul gobolleedyada :

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online 
[email protected]