4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Axad, Nov 19, 2017
Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya oo canshuur laga qaadayo

 

Axad, November, 19. 2017 (HOL) – Wasiirka Wasaarrada Maaliyada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa warqad uu 9-kii bishan u qoray Guddoomiyaha Golaha shacabka ayuu ku wargeliyay in Xildhibaanada aan wax canshuur ah laga goyn, wixii ka dambeeya October 2017 la bilaabi doono canshuurista Gunnada ay qaataan.

Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa laga qaadayaa canshuurista Gunnada ay qaataan, taasoo noqoneysa markii u horeysay ee Xildhibaanada laga qaadi doonto canshuurta ku waajibtay.

Akhriso Lifaaqa Hoose :

 

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]