Booliska waddanka Australia ayaa baaritaan kaddib helay oo aqoonsaday maydka gabar Soomaaliyeed oo aheyd kalkaaliso caafimaad taas oo tan iyo Sabtidii ay qoyskeeda la'aayeen
Gabadhan oo ka shaqeynaysay isbitaal ku yaal magaalada Brisbane ayey boolisku sheegeen inay baarayaan maydkeeda.
Xigasho: BBC Somali