4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Mar 14, 2017
Wiil uu dhalay guddoomiyihii hore ee degmadda Afgooye oo la Afduubtay

Talaado, Maarso, 14, 2017 (HOL) - Warar ayaa sheegay in xalay la afduubtay wiil uu dhalay guddoomiyihii hore ee degmadda Afgooye Cabdullaahi Cabdi Axmed.

Koox la sheegay in ay hubeysnaayeen, ayaa wararka ay sheegayaan in wiilka ay guriga kala baxeen.

Maamulka degmadda, ayaa warbaahinta u sheegay in aan la ogeyn ilaa iyo hadda, cida afduunta geystay.

Ciidamadda dowladda Soomaaliya, ayaa wada howlgallo.

Wixii kusoo kordha halkaan kala soco.

Hassan Istiila
[email protected]
Mogadishu, Somalia