Isniin, Maarso, 13, 2017 (HOL) – Gaari miineysan ayaa ku Qarxay, meel u dhow warshada Nacnaca ee degmadda Wadajir ee magaaladda Muqdishu, sida dad goobjoogayaal ay u sheegeen Hiiraan Online.
Khasaaraha ka dhashay halkaan kala soco.
Hassan Istiila
[email protected]
Mogadishu, Somalia