4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Mar 11, 2017
Markab siday shixnad ganacsi oo kusoo caariyay dekadda magaaladda Muqdishu

Sabti, Maarso, 11, 2017 (HOL)-  Markab waday shixnad ganacsi ah ayaa galabta kusoo caariyay xeebaha Dekadda magaaladda Muqdisho.

Nambarka Markabka ayaa ah MFC, waxaana soo caarintiisa loo sababeeyay dabeylo xooggan oo badda ka jiray, sida saraakiisha dekadda ay sheegeen.

Waayadii dambe, lama arag markab ku soo caariyay dekadda.

Shaqaalihii saarnaa markabka, ayaa dhamaan wada caafimaad qaba.

Hassan Istiila
[email protected]