4/25/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, July 19, 2017
DAAWO: Wareeysi ay HOL la yeelatay Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya
Arbaco, July, 19, 2017 (HOL) –Wasiirka wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada Somaaliya Mudane Max'ed C/laahi Salaad (Oomaar) oo wareeysi gaar ah siiyay shabakadda HOL ayaa ka warbixiyay arimo dhowr ah oo ku saabsan Hawada Soomaaliya ee ay maamulkeeda dowladdu dib ula soo wareegeeyso, Heshiisyadii dhanka duulimaadyada ee dhexmaray Kenya iyo Soomaaliya, Arimo ku saabsan shirkaddii duulimaadyada Somali Airlines iyo arimo kale.

Halkan ka daawo Wareeysiga Wasiirka.


Xasan Nuur, Hiiraan Online
[email protected]
Kismaayo-Soomaaliya.