4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Khamiis, Jan 19, 2017
Tirada musharixiinta guddoonka aqalka sare oo la shaaciyay [Magacyada musharixiinta]

 

Khamiis, Janaayo, 19, 2017 (HOL) - Guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka aqalka sare ayaa soo gabagabeeyay qabashada araajida musharaxiinta u tartamaya xilalka guddoonka aqalka sare ee dalka.

Waxaa isku soo taagay xilka guddoonka aqalka sare16-musharax, kuwaa oo u kala sharaxa guddoomiyaha iyo labadiisa ku-xigeen.

Halkaan ka Akhriso Magacyada Musharaxiinta u taagan xilalka kala duwan ee Guddoonka Aqalka Sare.

Musharaxiinta Guddoomiyaha Aqalka Sare.

  1. Abdi Xaashi Cabdullahi.
  2. Mustaf maxamed Qodax

Musharaxiinta Guddoomiye ku xigeenka koowaad.

  1. Xasan Faarax Xujaale.
  2. Axmed Xaashi Maxamuud
  3. Cabdiwaaxid Cilmi Cumar.
  4. Abshir Maxamed Maxamuud.
  5. Cabdi Axmed Dhuxulow.
  6. Maxamuud Axmed Maxamuud.
  7. Cabdirisaaq Cusmaan Cali.

Musharaxiinta Guddoomiye ku xigeenka Labaad.

  1. Hodan Maxamuud Cusmaan.
  2. Osmaan Axmed Maxcow.
  3. Iftiin Xasan Baasto.
  4. fartuun Cabdulqaadir Faarax.
  5. Sacdiyo Xasan Cusmaan
  6. Mowliid Xuseen Guuleed
  7. Cabdikaafi Macalin Xasan

Ugu danbeyntii doorashada gudoonka aqalka sare ayaa lagu wadaa in aydhacdo 22-ka bishaan sida uu horay u shaaciyeen guddiga qaban qaabada doorshada Guddoonka Aqalka Sare ee dalka.

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]