4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Khamiis, Jan 19, 2017
Xildhibaanada Soomaaliya oo intooda badan oo labo jinsiyadood leh

Khamiis, Janaayo 19, 2017 [HOL]-Xildhibaano badan siiba inta badan ayaa kiiba wataa labo jinsiyadood.

105 ka mid ah 275 xildhibaan oo baarlamaanka cusub loo doortay ayaa iminka daraasad lagu soo saaray inay wataan labo labo jinsiyadood.

29 ayaa wata sharciyada dalka Ingiriiska. 22 waa Soomaali Mareykan.  10 waa Somali Kenyan.

Kuwaa ayaa ugu badan balse waxaa soo raaca Canadian 9, gobolka Soomaalida ee Itoobiya 7, Hollandaise 6, Norwegian 5, Jabuuti 5, Swedish-na 5. 

Waxaa sharciyada jinsiyada muwaadinnimo ee dalka Denmark wata 1, Australia 1, Finland 1, France 1, Germany 1, Talyaaniga 1, Switzerland-na 1.

Aaden M Warsame
Hiiraan Online
[email protected]