Max’ed C/llaahi Farmaajo oo noqday madaxweynaha Soomaaliya

Arbaco, Feberaayo, 08, 2017 (HOL) –Max’ed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si rasmi u xaqiijiyay in uu noqday madaxweynaha Soomaaliya, kadib markii uu wareegii saddexaad ka tanaasulay madaxweynihii hore Xassan Sheekh Max’uud.

Max’ed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegii labaad ku soo baxay 184, hasse ahaatee markii loo diyaar garoobay wareegii saddexaad ayaa waxaa ka tanaasulay doorashada Xassan Sheekh Max’uud oo helay codad dhan 97, halka Shariif Sheekh Axmed uu helay 46 cod.

Ugu danbeyntii, waxaa lagu dhawaaqay in madaxweynaha Soomaaliya afarta sanno ee soo socta uu noqonayo Max’ed Cabdullaahi Farmaajo.

Wixii ka soo kordha waan idin soo gudbin doonnaa..

C/raxmaan Diini, Hiiraan Onlin
[email protected]






Arbaco, Feberaayo, 08, 2017 (HOL) –Inta badan degmooyinka ay gacanta ku heeyso dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland ayaa caawa looga dabaaldegay guusha uu gaaray madaxweeynaha cusub ee dalka Mudane Max'ed C/laahi Farmaajo, kaa oo kusoo baxay doorashadii madaxtinimo ee maanta ka dhacday dalka.

Arbaco, Feberaayo, 08, 2017 (HOL) –Madaxweeynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubaland Mudane Axmed Max’ed Islaam oo caawa shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada Jubaland ayaa hambalyo u diray madaxweeynaha cusub ee dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Max’ed C/laahi Farmaajo oo maanta ku guuleystay doorashadii madaxtinimo ee ka dhacday dalka.

Arbaco, Feberaayo, 08, 2017 (HOL) – Allaha u naxaristo,waxaa magaalada Dubai maanta ku geeryooday madaxweynihii hore ee Puntland,Maxamuud Muuse Xirse [Cadde Muuse] ,sida ay Raxanreeb u xaqiijiyeed qoyska madaxweynihii hore.

Arbaco, Feberaayo, 08, 2017 (HOL) – Bam kuwa gacanta laga tuuro ah ayaa galabta lagu weeraray goob makhaayad ah magaalada Beledweyne.

Arbaco, Feberaayo, 08, 2017 (HOL) –Wareegii hore ee doorashada waxaa ka qeyb-gallay ilaa 21 musharax, kadib markii ka hor doorashada ka tanaasuleen ka qeyb-galka tartanka wareega hore saddex musharax oo horay isku diiwaangaliyay.

Arbaco, Feberaayo, 08, 2017 (HOL) – Ra;isul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar Cbadirashiid Cali Sharmaarke ayaa shaaca ka qaaday in uu ka tanaasulay doorashada madaxweynaha Soomaaliya uu usoo gudbay wareega labaad.

Arbaco, Feberaayo, 08, 2017 (HOL) – Waxaa goor dhaw soo gabo gabowday codeynta wareega hore ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ay ku tartamayaan 21 musharax.

Arbaco, Feberaayo, 08, 2017 (HOL) - Waxaa hadda xaruntii hore ee ciidamada Cirka ee Afisiyoone ka bilaabatay doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo ay ku tartamayaan 21 musharax.

Arbaco, Feberaayo, 08, 2017 (HOL) -Guddoomiyaha baarlamanka Soomaaliya ayaa goor dhaw shaaciyay in Sakariye Max’uud Xaaji Cabdi uu ka haray taranka doorashada xilka madaxweynaha Soomaaliya.

Arbaco, Feberaayo, 08, 2017 (HOL) - Xarunta doorashada ee Afisiyooni waxaa goor dhaw ka bilaabatay doorashada madaxweynaha Soomaaliya, iyadoo daqiiqdaha nagu soo foolka leh la bilaabayo in loo yeero xildhibaannada si ay codadkooda u dhiibtaan.

Arbaco, Febraayo 08, 2017 [HOL]-AMISOM iyo al-Shabaab ayaa ku dagaalamay Ceelasha Biyaha oo ah deegaan dhaca duleedka Muqdisho.

Arbaco, Febraayo 08, 2017 [HOL]-Waxaa maanta la filayaa in caasimada Muqdisho gaar ahaan xerada Afisyoone ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha.

Arbaco, Feberaayo, 08, 2017 (HOL) - Iyadoo lagu wado in maanta magaalada Muqdisho ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee Afarta sano ee soo socota xilka hayn doona ayaa waxaa jira baaqyo ka imaanaya hoggaamiyeyaasha bulshada oo ku aadan in la helo doorasho hufan oo xalaal ah.

Arbaco, Febraayo 08, 2017 [HOL]-Eedeymo kusaabsan in musuqmaasuq uu hareeyay doorashada madaxweynaha oo codadka laga gadanayo xildhibaanada wax dooranaya ayaan caddeyn loo heyn.

Arbaco, Feberaayo, 08, 2017 (HOL) – Warqadan Hanjabada ah ee uu soo diray Nin ku sugan Magaaladda Washington ee dalka Mareykanka ayaa waxaa uu u soo diray Masjid ku yala Magaalada Minneoples Gobolka Minnesota ee Dalka Mareykanka Masjidkas oo ay Gacanta ku hayaan Dad Somali ah.

Arbaco, Febraayo 08, 2017 [HOL]-Hoobiyeyaal xalay lagu gamay qeybo ka tirsan Muqdisho ayaan cidi waxba ku noqon.

Arbaco, Feberaayo, 08, 2017 (HOL) – Koox hubeysan ayaa subaxnimadii hore ee saakay weerar culus ku qaaday hoteel ku yaala magaalada Boosaaso ee gobolka Bari kadib markii sida warar soo baxaya sheegayaan toogasho ku dileen qaar ka mid ah ilaalada hoteelka.

Arbaco, Feberaayo, 08, 2017 (HOL)-Garoon dhaw oo maanta ayaa la filayaa in ay ka bilaabato magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta ciidamada cirka ee Afisiyooni doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo ilaa iyo hada ay u sharaxan yihiin 22 musharax, kadib markii ay tanaasulleen ilaa labo musharax oo markii hore is diiwaangaliyay.

Somali News

2/8/2017 5:18 PM EST
Mogadishu (HOL) - Thousands of residents lined the streets of Somalia’s capital Mogadishu and lighted up its skies in celebratory gunfire on Wednesday evening rejoicing in Mohamed Abdullahi Farmajo’s historic rise to the Presidency.

2/8/2017 11:46 AM EST
Mogadishu (HOL) - Mohamed Abdullahi Farmajo will be the next President of the Federal Republic of Somalia.

2/8/2017 10:18 AM EST
Mogadishu (HOL) - Omar Abdirashid Ali Sharmarke announced that he is dropping out of the race for the presidency despite qualifying for the second round.

2/8/2017 8:29 AM EST
Mogadishu (HOL) - The first round of voting in the Somali presidential election concluded. Incumbent President Hassan Sheikh Mohamud received 88, the most in the first round followed by former PM Mohamed Abdullahi Farmajo with 72, former President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed received 49 votes while incumbent PM Omar Abdirashid Ali Sharmarke received 38 votes.

2/8/2017 6:27 AM EST
Mogadishu (HOL) - Voting has begun on Wednesday in the presidential elections amid a complete security lockdown in Mogadishu

2/8/2017 6:03 AM EST
The Inter-Governmental Authority on Development (IGAD), an East African bloc, on Wednesday called for a peaceful vote as Somali lawmakers vote for a state president.

2/8/2017 5:50 AM EST
Somalia is holding its Presidential elections on Wednesday following notorious delays and five postponements.

2/8/2017 5:42 AM EST
A visa lottery that has enabled thousands of Kenyans to establish US residency will come to an end if Congress and President Trump approve legislation proposed on Tuesday by two senators.

2/8/2017 4:52 AM EST
After months of delays, some 275 Somali MPs and 72 senators will on Wednesday choose whether to back President Hassan Sheikh Mohamud for a second term, or one of his 21 other rivals.

2/8/2017 4:38 AM EST
Thousands of malnourished Somali women and children are fleeing into Ethiopia to escape Islamist militants who are taxing them and seizing their food, animals and land, says the United Nations amid fears of renewed famine.

2/8/2017 4:28 AM EST
Somali lawmakers gathered behind the blast walls of the capital's airport on Wednesday to elect their president, after months of delays and following threats from Islamist insurgents bent on derailing the process.

2/8/2017 4:24 AM EST
Somali authorities have begun a lockdown of Mogadishu in order to step up security across the capital ahead of a planned presidential election.

2/8/2017 4:18 AM EST
A growing number of asylum seekers are braving freezing cold temperatures to walk into Canada from the US, driven by fears of what Donald Trump’s presidency will mean for refugees, advocates say.

2/8/2017 1:34 AM EST
When Aden Bare Farah, 23, first boarded a bus taking him away from the bleak rows of dust-coloured tents where he was born and raised a refugee, there was no looking back.

2/8/2017 1:20 AM EST
KAKUMA, KENYA — President Donald Trump's travel ban and its legal challenges have caused much anxiety and confusion in the Kenyan refugee camps of Kakuma and Dadaab, where those slated for resettlement in the United States are unsure of their futures.

2/8/2017 12:59 AM EST
OSASSO, Somalia: Somalia's al Shabaab militants stormed a hotel in the capital of the semi-autonomous Puntland region, Bosasso, on Wednesday, killing four guards, while two of the attackers also died, a senior official said.
Click here