Khamiis, Feberaayo, 23, 2017 (HOL) -War-saxaafadeed ka so baxay Madaxtooyada Puntland ayaa logu so dhaweeyay
R/wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Xassan cali kheyre oo maanta u magacaabey Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo oo ay
dhawaan doorten Xubnaha Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Warsaxaafadeeka
ayaa lagu sheegay in Puntland u aragto R/wasaaraha cusub Mudane Kheyre
in uu ka so bixi karo Masuuliyada loo igmaday,iyadoona intaas lagu daray
in Puntland la shaqayndoonto kana gacansiin-doonto R/wasaaraha cusub
Xal u helida Arimaha Soomaaliya ka taagan waqtigan.
Abaadir C/qaadir Cilmi Hiiraan online
EMAIL:[email protected]
Garowe,Puntland_Soomaaliya