Talaado, Maarso 22, 2016 (HOL) — Shirkada isgaarsiinta ee Nationlink ayaa qiime-dhimis ballaaran oo dal iyo dibad ah u sameysay dhamaan maamiisheeda muddo laba Bilood ah oo ka billaabanaynsa 18 /03/2016. Waana adeega ku shubashada kararka hadalka ee (Prepaid-ka).
Haddaba; Akhriso Qiime-dhimista ay sameysay Shirkadda isgaarsiinta ee Nationlink;
Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online[email protected] Muqdisho, Soomaaliya