Isniin, Janaayo 04, 2016 (HOL) — Shabakada Hiiraan Online [HOL], ayaa waxay idiin soo gudbinaysaa maanta warbixin ku saabsan waxyaabihii ugu waaweynaa ee dhacay sannadkii lasoo dhaafay ee 2015-ka.
Warbixintaan oo ah Muuqaal ayaa waxaa soo diyaariyay; Wariye Ibraahim Baafo, waxaana Warbixintan ka billaabanaysaa 01-dii Jannaayo ee 2015-kii, iyadoo ku dhammaanaysa 31-kii bishii December ee 2015-kii.
DAAWO; Warbixinta Dhacdooyinkii ugu Waa-weynaa ee dhacay Sannadkii 2015-ka;
Ibraahim Cumar Baafo, Hiiraan Online[email protected]Melbourne, Australia