Axad, September 11, 2016 (HOL) —
Wasiirka Maaliyadda Dowlad-goboleedka - Victoria ee dalka Australia Scott Robinson, ayaa booqday xarunta Tababarka Jaaliyadaha Afrika oo ay Guddoomiye u tahay Xaliima Sheekh
Maxamed [Xaliima Kaaraan], iyadoo Wasiirka uu ugu deeqay lacag gaaraysa 10,000
oo doollar, si ay ugu sii wadaan Tababarrdooda.
DAAWO Muuqaal ku
saabsan Booqashada Wasiirka Maaliyadda Victoria, Australia;
Ibaahim Baafo, Hiiraan
Online
E-mail: [email protected]
Melbourne, Australia