4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Axad, May 8 , 2016
Daawo: Warbixin la xiriirta Qoxootiga lagu hayo Jasiiradda yar ee Nauru - HARERI IYO BAAFO


Axad, May 08, 2016 (HOL) — C/salaam Ibraahim Hareri iyo Ibraahim Cumar Baafo, ayaa si Wadajir ah Warbixin uga Diyaariyay Qoxootiga lagu hayo Jasiiradda yar ee Nauru oo ku taalla Waddanka Papua New Guinea oo ku yaalla bartamaha Bad-weynta Pacific-gga.

HADDABA: DAAWO Warbixinta  Hareri iyo Baafo ee ku saabsan Qoxootiga Nauru;

Ibraahim Baafo, Hiiraan Online
[email protected]
Melbourne, Australia