4/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Jimco, May 6 , 2016
WARBIXIN: Kaalmooyinka Dowladda Isu-tagga Imaaraadka Carabta ay ku Taageerto Soomaaliya


Jimco, May 06, 2016 (HOL) —Mu’asasadda Horumarinta, Cilmi-baarista iyo Warfaafinta Soomaaliyada cusub, ayaa ka diyaarisay kaalmada Xukuumadda Isu-tagga Imaaraadka Carabta ay siiso shacabka Soomaaliyeed. Waxay warbixintan diiradda saareeysaa kaalinta sharafta leh ee ay Imaaraadku ku leedahay kaalmaynta dadka Soomaaliyeed.

Warbixinta ayaa waxaa lagu xusay in kaalmada dowladda Imaaraadka Carabta ay soo jirtay tan iyo markii ay dalka ka talinayeen xukuumadihii kala duwanaa ee soo maray Soomaaliya.

Xukuumadda Imaaraadka Carabta, ayaa waxay tan iyo intii Somalia ay burburka ku jirtay gacan siinaysay shacabka Soomaaliyeed, iyadoo haatanna Somalia ka wadda Mashaariic kala duwan oo dhanka horumarinta ciidamada iyo arrimaha bulshada isugu jira.

HADDABA, Riix Halkaan si aad u AKHRISO Warbixintaan oo Dhammeystiran;

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya