4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Talaado, May 10, 2016
Daawo: Soomaalida ku Nool Dalka New Zealand oo ah kan Caalamka ugu Fog; Baafo iyo Hareri


Talaado, May 10, 2016 (HOL) — Dalka New Zealand oo ku yaalla cidhifka Koonfureed ee ugu shisheeya Adduunka, ayaa waxaa ku nool Soomaali badan oo kasoo qaxay Soomaaliya dhawr iyo labaatankii sannadood ee ugu dambeeyay.

Haddaba, Wariyeyaasha C/salaam Hereri iyo Ibraahim Baafo - ayaa haatan ku sugan Dalka New zealand, waana markii ugu horreysay ee ay wariyeyaal Soomaaliyeed tagaan dalkaasi, iyagoo Warbixintan oo ah mid guud kasoo diray Magaalada Auckland ee xarunta Dalkaas.

DAAWO: Warbixinta HARERI & BAAFO ay kasoo direen Waddanka New Zealand;

Ibraahim Baafo, Hiiraan Online
E-mail:
[email protected]
Auckland, New Zealand