4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Jimco, Mar 25, 2016
Wasiirka Warfaafinta oo kasoo Saaray BAYAAN Safarkii Ra'iisul Wasaaraha XFS ee Baladweyne


Jimco, Maarso 25, 2016 (HOL) — Wasiirka Warfaafinta Somalia, Maxamed Cabdi Xayir [Maareeye], ayaa maanta war-saxaafadeed kasoo saaray safarkii Wafdi uu hoggaaminayay RW Somalia ay ku tageen Baladweyne, isagoo Bayaanka si gaar ah ugu xusay hadalkii uu warbaahinta siiyay in si khalad ah loo fasiray.

Haddaba, War-saxaafadeedka Waskiirka Warfaafinta Somalia ayaa u Qornaa Sidan;

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya