4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Jimco, Mar 25, 2016
SAWIRRO: Xarunta Irshaad oo ku Talax-tagidda Diimeed ee ka jirta Somalia kasoo saartay bayaan
Jimco, Maarso 25, 2016 (HOL) — Xarunta IRSHAAD, ayaa war-murtiyeed kasoo saartay Talooyin ka yimid culummada Somalia, iyadoo ay Xaruntu horay uga dalbatay Culummada in Bayaan ay kasoo saaraa ku Talax-tegidda diimeed ee ka jirta Soomaaliya.

Haddaba, Talooyinkii ay culumada Soomaaliyeed ka yimid ee ay Xarunta Irshaad soo saartay ayaa waxay u qornaayeen sidan:



Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya