4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Talaado, Mar 22, 2016
Akhriso: Shirkada Nationlink Telecom oo Qiime-dhimis ballaaran u sameysay Macaamiisheeda

Talaado, Maarso 22, 2016 (HOL) — Shirkada isgaarsiinta ee Nationlink ayaa qiime-dhimis ballaaran oo dal iyo dibad ah u sameysay dhamaan maamiisheeda muddo laba Bilood ah oo ka billaabanaynsa 18 /03/2016. Waana adeega ku shubashada kararka hadalka ee (Prepaid-ka).

Haddaba; Akhriso Qiime-dhimista ay sameysay Shirkadda isgaarsiinta ee Nationlink;

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya