4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Talaado, Mar 22, 2016
DAAWO SAWIRRO: Khasaaraha Dabkii ka kacay Qaybta Qaliinka Isbitaalka Madiina ee Muqdisho


Talaado, Maarso 22, 2016 (HOL) — Habeen ka hor, ayaa dab ka kacay saalada qalliinka ee Isbitaalka Madiina oo ka mid ah isbitaallada ugu waa-weyn Muqdisho wuxuuna baabi’iyay salaada oo dhan, taasoo keentay in howlaha Isbitaalka si KMG ah ay hakad u galeen.

Haddaba, HOL ayaa waxay idin kugu soo gudbinaysaa Sawirrada khasaarihii uu Dabkaas u geystay Saalada Qalliinka ee Isbitaalkan oo dhaawacyo fara badan la geeyo xilliyada ay ka dhacaan Muqdisho qaraxyada ama falalka kale ee ammaan-darrada ah.

DAAWO: Sawirrada Khasaarihii ka Dhashay Dabkii ka kacay Isbitaalka MADIINA:

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya