Arbaco, December, 07, 2016 (HOL) - Magaalada Beledweyne waa xarunta gobolka Hiiraan, waxaa ay ku taallaa bartamaha Soomaaliya, waa magaalo ganacsi oo xiriirsa guud ahaanba gobollada Koonfurta iyo W/qooyiga dalka, waana magaalo taariikhi ah oo muddo dheer soo jirtay.
Sanadihii ugu danbeeyay magaalada waxaa ay sameysay hormar ballaaran oo dhinacyo badan taabanaya, gaar ahaan marka la eego dhinaca dhismaha oo ay ku soo kordheen daaro aad u qurxoon oo sare u qaaday guud ahaanba bilicda iyo muuqaalka magaalada marka aad sheeda kore ka eegto.
Hadaba Hoose ka Daawo sawiro laga qaaday muuqaalka magaalada :
C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]
Beledweyne, Soomaaliya
Daawo Sawiro'' bilicda iyo hormarka ballaaran oo ay sameysay magaalada Beledweyne
More News
- Shacabka Koonfur Afrika oo loogu baaqay inay sii wadaan Mabaadi'dii Nelson Mandela ka haray
- Guddoomiyhii Sharikadda Somali Airlines oo ku geeriyooday magaalada Nairobi
- Dood cilmiyeed looga hadlayay tacadiyada ka dhanka ah jinsiga iyo haweenka oo Garoowe ka dhacay
- SAWIRO: Taliyaha booliska Puntland iyo madaxa booliska QM ee Somalia oo ku kulmay Garoowe
- DAAWO: Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Minnesota oo ku baaqay in loo kaco Abaaraha Soomaaliya
- Ciidammada Puntland oo si buuxda ula wareegay degmada Qandala
- SAWIRO: Kulan lagu Taageeray Caasho X. Cilmi oo lagu Qabtay Magaalada Muqdisho: DAAWO
- Dhul-gariir dilay 97-qof oo burburiyay 14 Masjid oo Maanta ka dhacay Gobol ku yaalla Indooniisiya
- SAWIRRO: Xaflad lagu Maamuusayay Xirista Dugsiga Cumar Faaruuq oo lagu Qabtay Johannesburg
- Madaxweyne Xassan Sheekh oo bogaadiyay doorashada xildhibaannada gobollada W/qooyi
- Ilaa 60 qof ayaa la la'yahay kadib markii markab siday uu dagay
- Suxufiyiin Soomaali ah oo qoxootinimo u jooga xero ku taala duleedka Magaalada Lesbos, Giriiga
- Shimbir kasoo Ambabaxay Waaqooyiga Shiinaha oo soo Gaartay Xeebaha Muqdisho ee Somalia
- Madaxweyne Xasan oo kulan gaar ah la qaatay Xildhbaanada Labada Aqal ee Kismaayo lagu doortay
- Shirkii madasha-wadda-tashiga oo la filayo in uu maanta ka furmo Muqdisho
- Arimihii ugu waaweynaa ee dhawaan Soomaaliya ka dhacay











