4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, Dec 14, 2016
Guddiga xalinta khilaafaadka oo si rasmi ah u joojiya doorashada 11 xildhibaan [Akhriso]
Arbaco, December, 14, 2016 (HOL) --War-saxaafadeed goor dhaw ka soo baxay guddiga xalinta khilaafaadka ayaa si rasmi u joojiyay natiijadii doorasho 11 xildhibaano oo lagu doortay qeybo ka mid ah gobollada dalka, kaddib markii la ogaaday in ay ku soo baxeen hab aan sharciga waafaqsaneyn.

Xildhibaannada ka soo muuqday liiska ayaa intooda badan ka soo baxay magaalada Baydhabo, halka siddoo kale ay ku jiraan xildhibaanno laga soo doortay maamulada Hirshabeelle Puntland iyo Jubbaland.

Akhristo liiska :
 


C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]
Beledweyne, Soomaaliya