Arbaco, December, 14, 2016 (HOL) --War-saxaafadeed goor dhaw ka soo baxay guddiga xalinta khilaafaadka ayaa si rasmi u joojiyay natiijadii doorasho 11 xildhibaano oo lagu doortay qeybo ka mid ah gobollada dalka, kaddib markii la ogaaday in ay ku soo baxeen hab aan sharciga waafaqsaneyn.
Xildhibaannada ka soo muuqday liiska ayaa intooda badan ka soo baxay magaalada Baydhabo, halka siddoo kale ay ku jiraan xildhibaanno laga soo doortay maamulada Hirshabeelle Puntland iyo Jubbaland.
Akhristo liiska :
C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]
Beledweyne, Soomaaliya
Guddiga xalinta khilaafaadka oo si rasmi ah u joojiya doorashada 11 xildhibaan [Akhriso]
More News
- Maamulka K/galbeed oo ku gacanseyray go'aankii ka soo baxay guddiga xalinta khilaafaadka
- RW Sharm'arke oo deg deg ugu anbabaxay dalka Iskutaga Imaaraadka Carabta
- Wafdi ka socda Jabuuti oo Hargeysa kula shiray madaxweyne Siilaanyo
- Hayada Hufnaanta ee Transparency International oo hayadaha samafalka ee ka hawlgala Soomaaliya eedeysay
- PUNTLAND: Booliska Gaalkacyo oo amarro Adag ku soo rogay xoogsatada magaalada
- Dowladda Itoobiya oo lagu eedeeyay inay Xayiraad kusoo Rogtay Isticmaalka Baraha Internet-ka
- Maraykanka oo sheegtay inay Xadidayo Hubka uu ka iibiso Boqortooyada Sucuudiga Carabiya
- Madaxweynaha dalka Filibiin oo qirtay in uu gacantiisa toogasho ku geystay
- C/raxmaan Faroole'' Kulankeena waxaan uga wadda -hadalnay arrimaha doorashada oo kaliya
- Nabad sugida Soomaliya oo qabtay Jawaanno Khamri ah kaddib howlgal ay ka sameeyeen Muqdisho
- Abaaro ka taagan qeybo badan oo Soomaaliya ah
- 29 jir $500,000 ka shaqeeyay miraha loo yaqaan Cashews dalka Tanzania
- Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in Sucuudiga u hakiyay dhoofka Xoolaha sababo aan waxba ka jirin




