4/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Talaado, Dec 13, 2016
Guddiga Doorashada Galmudug oo ka hadlay soo gaba-gabeynta Doorashadii Xubnaha Labada Aqal

Talaado, December 13, 2016 (HOL) — Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Galmudug ayaa ka hadlay soo gaba-gabeynta doorashadii xildhibaannada Aqalka Hoose iyo Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Haddaba, War-saxaafadeed ay Guddigu Doorasho ee Galmudug soo Saareen ayaa  wuxuu u qornaa sidan:

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya