4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, Dec 12, 2016
Gudiga Doorashada Dadban oo Maanta sheegay in la bilaabay bixinta Shahaadada Xildhibaanimo


Isniin, December 12, 2016 (HOL) — Guddiga doorashada dadban ee Somalia ayaa Maanta shaaciyay in la billaabay bixinta shahaadooyinka iyo Aqoonsiyada Xildhibaannimo, iyagoo xusay in shahaadooyinka la siin doono xildhibannada aysan dacwadda ka oollin.

AKHRISO; War-saxaafadeedka ay soo Saareen Guddiga Doorashada;


Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya