Arbaco, August 17, 2016 (HOL) — Waxaa Maanta Muqdisho lagu soo gunaanaday kulan xog-wadaag ah oo socday muddo saddex maalmood ah, kaasoo u dhexeeyay Guddiga Federaalka ah ee Hirgelinta Doorashayooyinka Dadban (GFHDD) iyo Guddiyada Maamul-gobaleedyada Waddanka ee Hirgalinta Doorashooyinka Dadban (GDGHDD).
Haddaba; Akhriso - War-saxaafadeedkii laga soo saaray gaba-gabadii kulankan;Maxamed X.Xuseen, Hiiraan Online[email protected]Muqdisho, Soomaaliya