4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Talaado, Apr 19, 2016
AKHRISO: Midowga Isbahaysiga Xisbiyada Siyaasadeed Somalia oo Muujiyay Mowqifkooda Go'aannadii Madashii Qaran

Talaado, Abriil 19, 2016 (HOL) — Midowga Isbahaysiga Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliyeed ayaa maanta kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxay uga soo saareen war-murtiyeed ay ku muujiyeen mowqifkooda ku aaddan go'aannadii laga soo saartay shirkii madasha wadatashiga Qaran ee Muqdisho lagu qabtay.

War-murtiyeedka Midowga Xisbiyada Siyaasadda ee IXSS ayaa wuxuu u qornaa Sidan:



Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya