4/23/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Axad, Sept 27, 2015
Golaha Xisbiyada Soomaaliyeed oo Maanta War-murtiyeed kasoo Saaray Xaaladda Dalku Marayo

Axad, September 27, 2015 (HOL) — Golaha Xisbiyada Soomaaliyeed ee Somalia ka jira oo ah Gole ay ku Midoobeen inta badan Xisbiyada Siyaasadeed eedalka ayaa kulan Maanta ay ku yeesheen Muqdisho waxay kaga hadleen Arrimo ay ka mid yihiin; xaaladda uu dalku marayo, Madasha Wada-tashiga Qaranka ee Somalia, Mooshinka ka yaalla Madaxweynaha iyo Aragtida Xisbiyadaan ee Hiirgsiga Sannadka 2016-ka.

Haddaba; AKHRISO War-saxaafadeedkii ay kulankoodii kasoo saareen Golaha Xisbiyada Soomaaliyeed:

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online  
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya